Wararka aan ka heleyno duleedka magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka mar kale halkaas uu ka socdo dagaal...
Ugu yaraan 2,379 qof ayaa ku dhintay Dhul-gariirkii shalay oo Isniin aheyd ka dhacay ka dhacay Koonfur Bari ee dalkaasi Turkiga. Madaxweyne-ku-xigeenka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo caawa ay yeesheen Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Burundi iyo Thailand ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa uga tacsiyeysay Dowladda Turkiga khasaarihii iyo waxyeeladii ka dhashey dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey qeybo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hay’addaha amniga dalka. Wasaaradaha Gaashaandhigga,...
Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidanka kacdoonka shacabka iyo ciidanka Maamulka Somaliland ayaa waxaa uu weli ka socdaa duleedka magaalada Laascaanood ee...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana uu ajendihiisu...
Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Maamulka Somaliland, kadib ciidanka...
Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shirweynihii maalmihii lasoo dhaafay magaaladaas uga socday Isimada, Odayaasha dhaqanka iyo...