Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi aay hoggaamineeyso ayaa maanta Beledweyne usoo gaaray...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta tababar u soo xiray dufcada lixaad ee Ciidamada Booliska Jubaland oo qaatay...
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka si rasmi ah kagala wareegay Taliyihii hore ee booliska...
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Anthony Blinken ayaa waxa uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Shiinaha, Wang Yi, isagoo ku wargeliyey inuu...
Taliska howlgalka kumeel-gaarka ah Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa War kasoo saaray dil Askari ka tirsan ciidankooda maalintii shalay oo jicmo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga, Mustafa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey ku...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee UK, Boris Johnson ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbad uu ka jeediyey Golaha The Atlantic Council ee ku yaalla...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa kulan la yeeshay Haakon Svane iyo...
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa War kasoo saartay shirkii shalay Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Kenya, Jabuuti iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya ku yeesheen...