Doorashooyin iska soo horjeeda ee guddoonka xiriirka kubadda Cagata Soomaaliyeed ayaa Maanta siyaabo kala duwan uga dhacay hotelo ku yaal magaalada caasimadda...
Dhul-gariir Halbeegiisu ahaa 2.5 Richter Scale ayaa Duhurnimada maanta oo Arbaco ah waxa uu ka dhacay Gobalka Kahramanmaraş ee dalkaasi Türkiye. Dhul-gariirka...
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta qaabilay Madaxa Hawl-fulinta Hay’adda Laanqayrta Cas (ICRC) mr Cyril Jaurena, kaasi oo...
Waxaa Maanta magaalada Muqdisho kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana kulankaas shir guddoomiyey Guddoome...
Taliska hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal qorsheysan oo ciidankooda saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen...
Jugta qarax xooggan ayaa dhowr iyo toban daqiiqo kahor waxaa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, gaar ahaan degmada Cabdicasiis, waxaana...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha horyaal...
Barqanimadii maanta oo talaado ah, ayaa waxaa uu Dhul-gariir Halbeegiisu ahaa 3.6 Richter Scale ka dhacay dalka Syria gaar ahaan deegaan 43...
Faah faahino ayaa laga helayaa qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo barqanimadii Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada Kuliyada Jaalle...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) ayaa ka hadlay warar sheegayay in gaadiid ay leedahay Wasaaradda uu...