Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland ayaa Wasaaradda Kalluumaysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya uga digtay inay meel mariso sharciga sharciga hormarinta iyo maareynta...
Dab khasaaro hantiyadeed geystay ayaa waxaa xalay fiidkii uu ka kacay Mall ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, waxaana dabkaas uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka dowladda Soomaaliya ee Qatar u jooga Amb. C/risaaq Faarax Cali Taano. Warqad Wasaaradda...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 19-aad. Ajandaha Kulanka...
Musharaxa xisbiga waddani ee Mucaaradka Somaliland C/raxmaan C/llaahi Cirro ayaa ka hadlay dagaalka mudada ku dhow bil ka socda magaalada Laascaanood ee...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Adis Ababa kula kulmay Wasiirka Shaqada iyo Xirfadaha ee...
Ilaalada Xeebaha ee Talyaaniga ayaa waxay shalay oo jicmo aheyd shaaciyeen inay 211 Muhaajiriin laga soo badbaadiyey meel 28 KM dhanka Koonfurta...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgalo lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ciidanka...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan Dag-dag ah isugu yeeray shirka khamiislaha ee hoggaamada iyo fadhiyada madaxa...