Ugu yaraan 59 qof oo ay ku jiraan 12 caruur ah ayaa dhintay kadib markii dooni ay la socdeen tahriibayaal iyo qaxooti...
Kooxo hubeysan oo watay Bastoolado ayaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Yaaqshiid ku dilay Rag ka ganacsan jiray maandooriyaha,...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Digniin kasoo saartay Haamo ama fuustooyin aan la aqoonin waxa ku jira oo kusoo caariyey laguna arkay xeebta...
Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa kulan la qaatay wafdi heer sare ah oo ka socda ururka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS, Lisa Filipetto, oo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa ka hadlay dagaalka u dhexeeya ciidanka degaanka ee SSC iyo ciidanka Somaliland oo todobaadkii...
Dagaalo culus ayaa maanta dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, oo u dhexeeyay ciidamada deegaanka ee SSC iyo...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacday doorashada Kursiga tirsigiisu yahay GSH # 086, waxaana ku tartamayay labada murashax ee kala ah Cabdirisaaq...
Wararka aan ka heleyno magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa mar kale dib uga qarxay dagaal xooggan oo u dhexeeya...
Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ka dhacay banaanbax ballaaran oo dhan ahaa dagaalada xooggan ee todobaadkii saddexaad oo xiriir ah...