Qarax miino lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa waxa uu barqanimadii Maanta ka dhacay degmada Xamarweyne gaar ahaan agagaarka isgoyska...
Shil sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka ka dhacay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, waxaana shilkaas uu yimid, kadib markii gaari nooca...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee Dawladda Qatar u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha iyo...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dawlada Federalka , Cabdisalaam Shariif Xuseen ayaa dalka Tunisiya uga qayb galay shirka golaha dhaqaalaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo kaga qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso ayaa...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay rag...
Ugu yaraan 16 qof oo 2 haween yihiin ayaa geeriyootay, halka ay dhowr kalena ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay Suuq ku yaalla...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka shir...
Madaxdii hore ee dalka Soomaaliya iyo xubno siyaasiyiin ayaa si kasoo horjeestay qorshaha ay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku doonayaan inay muddo...