Diyaarad nooca Helicopter-ka ayaa Maanta ku burburtay Degmada Brovary ee Gobalka Kyiv ee dalka Ukraine. Shilkaasi ayaa waxaa ku geeriyootay 16 qof,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan...
Taliska howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS ayaa War kasoo saaray xorreeynta degmooyinka Ceeldheer, Xaradheere, Galcad iyo Xiindeere ee Gobolada Mudug...
Wafdi ka socday dalka Yemen oo uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Jaaliyadaha ee Yemen, Dr. Axmed Cawad bin Mubarak ayaa soo...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta xaafad ka tirsan degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir ku toogtay Nin hubeysan oo isku dayay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Isgoysyada iyo baraha Koontaroolada ee yaalla magaalada caasimadda ah ee Muqdisho geeysay ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa hay’adda...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa lagu wadaa in goordhow uu daah furo Shirka...
Boqorka dalka Urdun, C/llaahi Bin Xuseen bin Dalaala iyo Madaxweynaha Maamulka Falastiin, Maxamuud Cabaas Abu Maasin ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan...
War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ee iskaashanaya ee ciidanka xoogga dalka, kuwa daraawiishta Galmudug iyo macwiisleyda ayaa...