Gaadiidka Ilaalada u ah madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa madaxtooyadda horteeda ku dilay Fanaan kamid ahaa wasaarada warfaafinta dowladda Soomaaliya halka...
Waftigii Mareykanka ahaa ee mudooyinkii la soo dhaafayba ku sugnaa magaalada Buhoodle ee Xarunta Khaatumo ayaa galabta ka dhoofay magaalada Buuhoodle waxaana...
Wararaka ka imanaya maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in ay sagaal askeri ku dhinteen qarax miino oo maanta ka dhacay waddo ku...
Dowladda Deegaanka Soomaalida itoobiya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar ayaa Deeq raashin oo gar gaar ah waxaa ay soo gaadhsiiyay...
Wararka ka imaanaya Degmada Horufadhi ee Gobalka cayn ayaa kusoo waramaya Xaalad adag oo dhanka nolosha oo ka taagan Deegaankas,Xili ay abaar...
Taliye ku xigeenka ciidanka maamulka Puntland Dayr Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay mushaar la,aan uu sheegay inay hayso ciidanka Daraawiishta Puntland, Wuxuuna...
Waxaan dhammaan qurbaajoogta Ali-Geri laga codsanayaayaa inay kasoo qaybgalaan shir muhiim ah oo degdeg ah oo ku saabsan gurmadka abaaraha ka dhacaya...
Maamul goboleedka Hiirshabeelle ayaa mar kale si adag uga hadlay amarkii ay DFS qaadka uga joojisay magaaladda Jowhar ee xarunta maamulkaas. Diyaaradaha qaadka...
Dowladda Soomaaliya ayaa dab kusii shiday xiisadda ka dhalatay qaadkii laga joojiyay magaaladda Jowhar ee xarunta maamulka Hiirshabelle. Kabtan C/Waaxid Cumar Sh...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin in Askarta Ciidamada AMISOM ay dhibaato u geystaan Shacabka...