Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacpo ee xarunta gobolka Muduq ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan ay Waqooyiga Gaalkacyo ku dileen sargaal katirsanaa...
Waftigii ka socdey dalka Maraykanka iyo dalalka kale ayaa maanta indha indheeyey xaalada bukaanada buux dhaafiyey cusbitaalka Buuhoodle ee Daryeel, kaasoo uu...
Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Itoobiya Mudane Abdi Maxamuud Cumar Ayaa Deeq Daawo ah soo gaadhsiiyey Isbitaal Daryeel ee Magaalada Buuhoodle oo haatan ay...
Ka dib laba habeen oo ay ku sugnaayeen magaalada Buuhoodle xubno ka socda dalalka Galbeedka una badan dalka Maraykanka, ayeey waxay xog...
Hadalku waa sida seef laba af leh oo kale. Hadii si fiican loo dhigo hadalka wax buu wanaajiyaa, hadii si fiican aan...
Asalamu Calykum Walaal Sheekha iyo kalaabku waa sheeko run ah oo Allah dad badan ku soo hanuuniyay. Fadlan halkan ka daawo asxaabtaadanala...
Xaaji Maxamuud Haybe Aw Cali oo Kamiid ah Qurba Jooga Deegaanka Buuhoodle Ayaa Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyey Isbitaalka Daryeel ee Magaalada Buuhoodle...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo maanta dhexmaray Ciidan beeleed kasoo jeeda Deegaanka Dharkayn-geenyo ee Gobolka...
Widhwidh Degamada widhwidh Ee Gobolka Cayn Ayaa Yadu Noqotay Degmo Sixowli Ah Horumarkeedu Usocdo Waxaana Degmadaasi Ay Haatan Yeelatay Xarun Sitoosa Looga...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka...