Kulankan ayaa waxa isugn yimid golayaasha Khaatumo ee heerwalba ah, sida xukuumada, Barlamanka, Culimada, Odayaasha dhaqanka iyo Cuqaasha, waxana laga hadlay baahiyaha...
Jaaliyada Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa Shir Balaadhan Wadankaasi Imaaraadka ugu Qabatay Isimada Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn oo kala ahaa...
Wararka ka imaanaya magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobalka cayn ayaa sheegaya in xaaladu tahay maanta mid degan isla markaana ay kasoo raynayso...
Waxaa magaalada Hargeisa Weli ku xidhan Afar Gabadhood oo Dhalinyaro ah, Kuwaasi oo lagu eedeeyay inay Xidheen Dirac Buluug ah oo Calanka...
WAR SAXAAFADEED KA SOO BAXAY GOLAHA SARE EE JAALIYADAHA KHAATUMO KDO Og: Dawladda Federaalka Soomaaliya Ku:Dawladaha IGAD Ku:Dawlada Mareykanka Ku:Dawladaha...
Waxaan halkan idiinka Soo gudbin doonaa Muuqaal iyo fariin Qiiro iyo xaqiiqo badan ku dheehan tahay xaaladda Umadda Soomaaliyeed wakhtigan iyo Siyaasiyiinta...
Tan iyo Markii uu Buuhoodle iyo guud ahaan deegaanada Maamulka Khaatumo ka dilaacay Xanuunka Halista badan ee shuban Biyoodka iyo abaaraha iyo...
Madaxda Dowlada Federaalka ayaa lagu eedeeyay in ay ka gaabiyeen ka haalka Xasuuq lagu hayo shacabka soomaaliyeed. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa...
Waxaanu Halkan idiinku soo gubdinaynaa khudbadd uu maalintii shalay salaadda jimcaha kadib ka jeediyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo...
C.raxmaan Faysal Aadan waa Wiil aad u yaraa oo Caqli iyo Garasho Alle siiyey, Dhowaan ayaa si Arxan daran loogu dilay magaalada...