WARARKA SOOMAALI

Daawo:Farmaajo oo looga digay Amarada Cabdiweli Gaas Itoobiya oo Hawada Sare gashay iyo Qabyaaladda Somaali-Video

Waxaan halkan idiinka Soo gudbin doonaa Muuqaal iyo fariin Qiiro iyo xaqiiqo badan ku dheehan tahay xaaladda Umadda Soomaaliyeed wakhtigan iyo Siyaasiyiinta iyo Kuwa Doonaya in ay Burburiyaan umada iyo Dowladda Soomaalia oo si adag loola hadlay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waa wiil Dhalinyaro ah oo Soomaaliyeed oo ka hadlaya adduunku halka uu marayo iyo Soomaali oo maamulo iyo Qabyaalad ku mashquulsan.Itoobiya oo wadamada Gaajada ugu horeeya loo soo qaato oo maanta Hawadda Dayax Gacmeed u diraysa iyo Soomaali oo ah Dad Muslim ah Haysta dhulka adduunka ugu khayraadka badan.

SOMALI NEWS

To Top