Adhicadeeye waxa ka hadlay xubno sheegay inay ka midyihiin beesha M Garaad ayagoo hadalo laga yaabay soo bandhigay, waxayna ka hadden Aqal...
Magaalada Laascaanood oo horey shacabkeedu uga cabanyeen qiimaha korontada ayaa hada waxa ku soo biirtay shirkad cusub oo lagu magacaabo GURMAD ,...
Wasiirka Caafimaadka Maamulkaasi Somaliland Saleebaan Ciise Xaglatoosiye oo Kulan Balaadhan La Qaatay Shaqaalaha Caafimaadka ee Buuhoodle Gaar ahaan Kuwa Dawlad Deegaanka Itoobiya...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada Qoyska Marxuum Tahliil Jimcaale Hubane, oo shalay ay...
Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Buuhoodle C/fataax Cali Cawil ayaa Deeq Biyo ah oo Loo soo Wakiishay Ku Wareejiyey Guddiga Gurmadka Caafimaadka ee...
Widhwidh Weriye Zakariye Maxamed Ciise Wadani Ayaa Waxa Uu Deeq Biyo Iyo Raashin Uu Gaadhsiiyey Agoonta Kunool Widhwidh Waxaana Deeqdan Weriyaha Usoowakiishay...
Khadar Salaad oo Kamid ah Qurba Jooga Khaatumo ee Kunool Wadanka Dibadiisa ayaa Maanta Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Isbitaalka Daryeel ee Buuhoodle...
Wasiirka arrimaha Gudaha maamulka Khaatumo Abshir Cabdi Casiis ayaa ka hadlay Dowladda Farmaajo uu hogaaminayo ee dhawaan lagu soo dhisay magaalada Muqdisho...
Waxaa warbaahinta la hadlay Gudoomiyihii Degmada Burtinle ee Maamulka Puntland Liibaan Xirsi Khaliif isaga oo sheegay sababta uu ula soo xidhiidhay warbaahinta...
Wararkii ugu danbeeyay ee maagaalada Buuhoodle ka imaanaya ayaa usoo waramaya in xaaladu tahay mid kasoo raynaysa isla markaana aad usoo wanaagsanaana...