WARARKA SOOMAALI

Daawo Weriye Zakariye Wadani Oo Deeqo Raashin Iyo Biyo Gaadhsiiyey Agoonta Kunool Widhwidh{Video}

Widhwidh Weriye Zakariye Maxamed Ciise Wadani Ayaa Waxa Uu Deeq Biyo Iyo Raashin Uu Gaadhsiiyey Agoonta Kunool Widhwidh Waxaana Deeqdan Weriyaha Usoowakiishay Masaliinta Masjidka Hijra Ee Wadanka Holan

Deeqdan Ayaa Waxaa Kasoo Gudbiyey Sahra Beyl Xaaji Muuse Oo Wadankaasi Kunool Oo Weriyaha Usoo Waakiilatay Weriye Zakariye Wadani Ayaa Waxa Uu Gaadhsiiyey Agoonta Widhwidh  Waxaana Duco Halkaasi Looga Jeediyey Muxsiniintii Lasoobaxday Deeqdan

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Ugu Danbayntii Zakariye Wadani Ayaa Umada Islaamka Ugu Baqay In Agoontu Meel Joogaanba La,ogaado Lana Caawiyo Maadama Aysan Abe Lahayn Ushaqeeya

Fadlan Kala Xidhiidh Weriye Zakariye Wadani +252 63 4494475 Caawi Agoonta

SOMALI NEWS

To Top