WARARKA SOOMAALI

DAAWO MUQAAL DHAMAYSTIRAN- Golayaasha Khaatumo, Dhaqanka ,Shacabka, Ururada bulshada iyo Wufuudii Caalmiga ahayd oo shirweyne ku yeeshay Buhodle+FULL VIDEO.

Kulankan ayaa waxa isugn yimid golayaasha Khaatumo ee heerwalba ah, sida xukuumada, Barlamanka, Culimada, Odayaasha dhaqanka iyo Cuqaasha, waxana laga hadlay baahiyaha iyo fariimo waa weyn, qudbado iyo barnaamij buuxa.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKII OO BUUXA…

Waftigan ayaa ahaa Maraykan waxaynaka soo amababexeen Buuhoodle ayagoo nabad qaba, isla markaana ku faraxsan amaanka Buuhoodle, waxana dadku ay bogaadiyeen sida ay waftigaasi u cadeeyeen in amaanka deegaamada Khaatumo ay yihiin amaan.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top