WARARKA SOOMAALI

Daawo:Farmaajo oo Digniin Culus u diray AMISOM iyo Ciidamada Shacabka Sida Badheedhka ah u xasuuqa-Video

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin in Askarta Ciidamada AMISOM ay dhibaato u geystaan Shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay tilaabo adag ay qaadi doonto kuwa dhibaateeya Shacabka Soomaaliyeed.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxaa uu uga digay ciidamada AMISOM in ay sii wadaan dilalka Shacabka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyntii waxaa uu xusay in ay muhiim tahay in la ilaaliyo Nafta Shacabka Soomaaliyeed.

 

SOMALI NEWS

To Top