WARARKA SOOMAALI

Daawo- Amin Arts oo haragay ka qaaday Cunsuriyadda gabdho dhar Buluug ah ku labistay oo la xidhxidhay-VIDEO.

Waxaa magaalada Hargeisa Weli ku xidhan Afar Gabadhood oo Dhalinyaro ah, Kuwaasi oo lagu eedeeyay inay Xidheen Dirac Buluug ah oo Calanka Soomaaliya u eg.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Gabdhan ayaa Maxkamadu Xukuntay in lasii daayo, ayaa la diiday sii Dayntooda, waxayna Weli ku jiraan Xabsiga, Iyadoona Waalidiinta Dhalay ay sheegeen inay Halkaasi Dhibaato kala Kulmeen Caruurtooda.

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Isaguna Sawir ku muujiyey Xaalada Gabdhahaasi Dhalinyarada ah iyo Xaqadarada lagu Haysto.

SOMALI NEWS

To Top