WARARKA SOOMAALI

Daawo- M/Weyne Galaydh & Wufuudii Caalamiga ahayd oo booqday bukaanada Daryeel, Ceelasha Biyaha & Barakacayaasha-Full Video.

Waftigii ka socdey dalka Maraykanka iyo dalalka kale ayaa maanta indha indheeyey xaalada bukaanada buux dhaafiyey cusbitaalka Buuhoodle ee Daryeel, kaasoo uu hergeliyey Saleebaan CIise Axmed {Xaglatoosiye} hadana loo Aayey, waxayna indhahooda saareen dhibaatada baaxada leh ee halkaas ka jirta, ayagoo warbixino ka dhagaystaiy hawlwadeenada caafimaad oo sheegay inaysan haysan Agab ku filan, sida qalabka shaybaadhka, Daawooyin tayyoleh, iyo qalabyo kale. Waxayna sidoo kale tagren ceelasha biyaha iyo goobaha ay dadka xooluhu ka idlaadeen isugu tageen.

HALKAN KA DAAWO…..

Madaxwenaha iyo waftiga ayaa sidoo kale mid mid u waraystay dhibanayaasha kala duduwan, ayagoo iskortaagay xaaladooda, waxayna markii danbe la shireen shacabweynaha magaalada iyo waxgaradkooda.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top