WARARKA SOOMAALI

VEDIO” Dawlada Deegaanka Itoobiya oo Buuhoodle Gaadhsiiyey Gurmad Daawo iyo Shaqaale Caafimaad

Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Itoobiya Mudane Abdi Maxamuud Cumar Ayaa Deeq Daawo ah soo gaadhsiiyey Isbitaal Daryeel ee Magaalada Buuhoodle oo haatan ay Ku jiraan Bukaanada Cudurka Shuban Biyoodku soo Ritay” Waxaana Kaloo Madaxwayne Dawlada Deegaanku soo gaadhsiiyey Shaqaale Caafimaad iyo Raashin.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Waftigani Ayaana Waxaa Hogaaminayey Gudoomiyaha Gobolka Doolo Maxamed Abdi Bare Waxana Deegaanka Ku soo Dhaweeyey Garaad C/risaaq Garaad Soofe iyo Suldaan Siciid Cisnaam Cali Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top