WARARKA SOOMAALI

Daawo- Biyo Warshadeysan oo la gaadhsiiyey bukaanka Jiifa cusbitaalka Daryeel & Bukaanada oo buuxdhaafiyey-VIDEO.

Xaaji Maxamuud Haybe Aw Cali oo Kamiid ah Qurba Jooga Deegaanka Buuhoodle Ayaa Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyey Isbitaalka Daryeel ee Magaalada Buuhoodle oo Xiligani Ay Ku jiraan Bukaanada uu soo Ritay Cudurka Shuban Biyoodka oo Dhawaan ka Dilaacay Magaalada Buuhoodle.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Ugu Horay Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Qaarkamid ah Guddiga Caafimaadka ee Buuhoodle oo siwayn ugu Mahad Celiyey Xaaji Maxamuud Haybe Deeqdani uu Xiligan soo gaadhsiiyey Isbitaalka Daryeel ee Magaalada Buuhoodle.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top