WARARKA SOOMAALI

Daawo:Ciidamadii ugu badnaa oo maamulka Garoowe looga dilay Gal-Gala iyo Sarkaal ka hadlay Jabkii gaadhay maanta-Video

Wararaka ka imanaya maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in ay sagaal askeri ku dhinteen qarax miino oo maanta ka dhacay waddo ku taalla buuralayda Galgala.
Warar aanu ka helnay dhinaca saraakiisha ciidamada ayaa VOA u xaqiijiyey dhimashada sagaalka askeri. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhashay miino lagu aasay waddada dhinaceeda, waxaana la sheegay inay u egtahay in uu ahaa mid laga hagayey mele fog.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Ugu yaraan shan askari oo kale ayaa ku dhaawacantay weerarka, waana mid ka mid ah weeraradii ugu khasaaraha badnaa ee lala eegto ciidamada maamulka intii ay hawlgalladu ka socdeen buuraha Galgala.

SOMALI NEWS

To Top