Maxaned Cabdi Waare ayaa uguuleystey doorashaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, kaddib markii uu wareegii ugu dambeeyay uu ka adkaaday Musharaxii la tartamayay...
iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Xasilinta Caasimadda iyo Ciidamo milateri ah ayaa saaka ku dagaalamay agagaarka Kulliyadii Jaalle Siyaad. Ciidamada Xasilinta...
HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY…..
Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa lagu wadaa inay goor dhow ka bilaabato magaalada Jowhar, iyadoo ammaanka si aad ah loo adkeeyay. Guddiga doorashada...
Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida dalka Itoobiya Cabdi maxamuud Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Maamulkaasi ay soo badbaadiyeen 300 ruux Soomaali...
Magaalada Buuhoodle Waxaa Maalmahani ka taagnaa muran xoogan kaasi oo ka Danbeeyey Kadib Markii Ganacsatada Deegaanka Buuhoodle Diideen Isticmaalka Lacaga Somaliga oo...
Horufadhi (Widhwidh) Waxaa Maanta Xadhiga Laga Jaray Masjidul Faadumo Oo Kamida Masaajida Ugu Waaweyn Widhwidh Waxaana Masjidkan Oo Ahaa Dhismihii Hore Dayactiray...
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa wuxuu Ku baaqay in laga Qayb galo Shirka Isimadu dhaqanku ay...
Waxaa magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag Kulan ka dhacay Fariin loogu diray Dawladda dhexe ee Soomaaliya, waxaana siwayn looga soo Horjeestay Maamulka...
Dr Cali Khaliif Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ayaa Magaalada Buuhoodl Kulan Gaar ah Kula Qaatay Wafti Balaadhan oo Ka soo Kicitimay Degmada Boocame...