WARARKA SOOMAALI

Daawo Video Qurba Joog Saleebaan Axmed Caraale Masaajid Kadhisay Widhwidh Iyo Munaasibad Loogu Ducaynayey Oo Looqabtay

Horufadhi (Widhwidh) Waxaa Maanta Xadhiga Laga Jaray Masjidul Faadumo Oo Kamida Masaajida Ugu Waaweyn Widhwidh Waxaana Masjidkan Oo Ahaa Dhismihii Hore Dayactiray Dhaqaale Aad Ubadana Galiyey Qurbajoog Saleebaan Axmed Caraale Oo Soo Wakiishay Khadiija Shire Maxamed Indho Guran Oo Yana Wakiilatay Sh C/laahi Cawed Faarax Oo Ah Gudoomiyaha Dacwada Widhwidh

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Culimada Waxgaradka Musaliyiinta Masaajidka Ayaa Siweyn Ugu Duceeyay Saleebaan Axmed Yagoona Ilaahay Ugabaryey In Alle  Janada Uu masjid Uga Dhisay

SOMALI NEWS

To Top