WARARKA SOOMAALI

Vedio” Ganacsatada Buuhoodle oo Ka Hadlay Khilaafka Lacagta Somaliga ee Buuhoodle Ka Taagan

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maalmahani ka taagnaa muran xoogan kaasi oo ka Danbeeyey Kadib Markii Ganacsatada Deegaanka Buuhoodle Diideen Isticmaalka Lacaga Somaliga oo Guud ahaan Deegaanada Somalia Muran Xoogani uu ka taagnaa.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

 

 

Ganacsatada ayaana Kulan Balaadhan oo ay Ku Yeesheen Magaalada Buhoodle Ka soo Saaray Go,aamo Lacagtaasi Ku Saabsan Isticmaalkeeda Waxaana Ganacsadu ay Go,aamiyeen in Lacagtaasi Guud ahaan La Isticmaalo.

 

 

SOMALI NEWS

To Top