WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweynaha Kililka Shanaad oo ka hadlay Soomaalidii Oramaddu Xasuuqa Ba,an u gaysatay-Video

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida dalka Itoobiya Cabdi maxamuud Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Maamulkaasi ay soo badbaadiyeen 300 ruux Soomaali oo ay layn rabeen Qowmiyada Oromada dalka Itoobiya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay dadkaan in laga soo badbaadiyay Magaalada Hawaday ee dalka Itoobiya, kadib markii halkaasi lagu dilay 42 ruux oo Somali ah.

Cabdi Maxamed Cumar, ayaa hadalkaan wuxuu ka sheegay aas wadareed loo sameynaayay 18 ruux oo ka mid ahaa dadkii Soomaalida ahaa ee lagu laayay Magaalada Hawaday ee dalka Itoobiya.

Oromo badan oo ku sugnaa Magaalaooyinka Somaliland ayaa halkaasi ka cararay iyaga oo ka cabsi qaba in la bartimaameedsado.

SOMALI NEWS

To Top