WARARKA SOOMAALI

Madaxwaynaha Khaatumo oo Buuhoodle Ku Qaabilay Wafti Ka Yimid Degmada Boocame

Dr Cali Khaliif Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ayaa Magaalada Buuhoodl Kulan Gaar ah Kula Qaatay Wafti Balaadhan oo Ka soo Kicitimay Degmada Boocame ee Gobolka Sool iyo Deegaano Hoos Yimaada oo Iyagu Ka Qayb Galada Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Waftigani Ayaana Waxay sheegeen inay ka Qayb Galayaan Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland ee Dhawaan La Filayo inuu Ka Dhaco Magalada Burco Waxaana Buuhoodle iyo Deegaanada Hoos Yimaada haatan ku sugan Ergooyin u Diyaarsan Shirkaasi.

 

[email protected]

 

 

SOMALI NEWS

To Top