WARARKA SOOMAALI

Daawo:Hargeysa Oramadii oo Qaadkii laga joojiyey iyo Miiroogii Kenya oo Maanta Garoonka Hargeysa kasoo degay markii ugu horaysay-Video

Qaadka Mirooga ee ka Baxa dalka Kenya ayaa laga Dajiyay Madaarka magaalada Hargeisa Maanta, Kadib markii uu Istaagay Midkii ka imaan jiray Dhulka Oromada, Sababo la Xidhiidha dagaal halkaasi ka dhacay oo Soomaali badan oo ay ku jiraan Kuwii Qaadku lagu dilay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale waxaa dareenkoota Cabiray Ganacsatada Qaadka keenay maanta, Dadkii ka shaqayn Jiray, Kuwa Meherada Cuntooyinka oo shalay Helay Dakhli fiican Markii uu Qaadku istaagay iyo Waliba kuwa Cuna oo isbadal Mudo kooban ku Darmeemay.

Qaadka Miirooga ayaa wuxuu Horay uga soo degi Jiray Koonfurta Soomaaliya, iyo Magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo.

SOMALI NEWS

To Top