WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo Buuhoodle kaga qayb galay shir Balaadhan oo lagu taageersan yahay Shirka Burco-Videi

Dr Cali Khaliif Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Ayaa Magaalada Buuhoodle Kaga Qayb Galay Shirwayne Balaadhan Kaasi oo Lagu Taageersanaa Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland iyo Shirka Dhawaan La Filayo inuu ka dhaco Magaalada Burco.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Ayaa Ka Hadlay Xaalada Deegaanada Khaatumo iyo Shirka Burco Waxaa Kaloo uu aad uga Hadlay Xaalada Buuhoodle iyo Cida Amaandarada Ka Wada Deegaanka Buuhoodle.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top