Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay kiiska ku saabsan Maamul Goboleedyada iyo dowladda dhexe inta uusan noqon Madaxweynaha Soomaaliya. HALKAN...
Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo kamid ah Culimadda Soomaaliyeed ee waa weyn isla markaana ah shiikhul Baledka Sool ayaa ka hadlay maanta...
Culimada gobolka Cayn ayaa deegaanka Goljano ka bilaabay hirgelinta Machad lagu baranayo culuunta shareecadda Islaamka iyo maadiga. dhanka kale odayaasha iyo waxgaradka...
HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY EE DUNIDA OO KHAL KHAL KU JIRTA……
Xarakada Al-Shabaab ayaa ku baaqday in la dilay nin lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH, kaasoo maalin ka hor ay dambi...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray go’aano lagu ayidayo mowqifkii dowladda ka qaadatay khilaafkii Khaliijka, kaasoo ahaa mid...
Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ku tilmaantay sharci darro go’aan ay soo saareen Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha dowlada...
War qoraal ah oo ka soo baxay Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu taageray mowqifkii ay horay u qaateen Dowladdaha Sacuudiga iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada New York kula kulmay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta...
Maamul Goboleedka Galmudug ayaa noqday maamulkii 4aad ee ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya ee taageera Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ee...