Sarkaal ka mid ah ciidamada Soomaaliya, Janaraal Sheegow Axmed Cali, oo maamulayay saldhigga la weeraray ee Bariire ayaa sheegay in qaar ka...
Jaaliyadda Khaatumo magaalada Birmingham ee Dalka Uk, ayaa Munaasabad Soo Dhoweyn Iyo Is Xog Wareysi ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Khatumo...
HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY EE DUNIDA……
Qarax xoog leh ayaa galabta ka dhacay maqaayad ku taal egmada Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir, iyadoo warar kala duwan uu ka...
Maxamed Abuukar Isloow Wasiirka amniga Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay amaan darada Gobalka Banaadir...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada u dhaxeysa dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ee ka...
Madaxweyne Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inaysan wax diyaarad ah kasoo dagi karin Magaalada Cadaado...
Madaxda Maamulka Khaatumo Gaar ahaan Madaxwayne Cali Khaliif iyo Qaarkamid ah Wasiiradiisa Maamulkaasi Khaatumo Ayaa Tacsi u Diray Eheladii uu Ka Geeriyooday...
Mudane Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay horumarinta Dalka iyo...
Koox hubeysan oo wadatay gaari yar ayaa toogasho ku dilay xoghayaha guud ee Ururka Haweenka Qaranka Canab Cabdullaahi Xaashi iyo Axmed Xaashi...