WARARKA SOOMAALI

Daawo- Kulan dhexmary M/Weyne ku xigeenka Khaatumo iyo Jaaliyadda Britain-Video.

Jaaliyadda Khaatumo magaalada Birmingham ee Dalka Uk, ayaa Munaasabad Soo Dhoweyn Iyo Is Xog Wareysi ah la yeeshay Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Khatumo State Maxamuud Cabdulahi Cali Caananuug.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Munaasibada ayaa waxaa Marti Sharafta Kale Kasoo Qayb Gashay kamid ahaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Safiya Ali Caateeye, Gudoomiyaha Jaaliyada London Fadumo Cisman Yare, Abwaanad Amina Mursal, Waxgarad Iyo Gudoomiyaha Jaaliyadda Khaatumo.

SOMALI NEWS

To Top