Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Marwo Amina Maxamed Jibriil ayaa ka mid noqotay lataliyayaasha Madaxbanaan ee Qaramaada Midoobey kala talineya arrimaha horumarinta,...
Waxaa magaalada Khartoum ee dalka Suudaan gaadhay Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayey, Waxaana Garoonka Diyaaradaha magaalada...
Widhwidh Deganada Balicad Iyo Geedh-dheer Oo Dhamaan Katirsan Widhwidh Ayaa Waxaa Kataagnaa Shaqaaqooyin Laba Jifiyood Ah Kuwaasi Oo Sababay Dhimasho 2 Ruux...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa la sheegay inuu is hor-taagay qorshaha Gobolka Banaadir loogu kordhinayo miisaaniyadda, gaar ahaan dakhliga...
Shirkadda Favori LLC ee maamusha garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa qorsheyneysa inay Hotel caalami ka dhisato gudaha garoonka, taasoo...
Ciyaaryahanka Soomaaliyeed Mukhtaar Ali Afgooye ayaa ka mid noqday Xulka Kubadda cagta ee Sacuudi Carabiya, iyadoo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay siisay dhalashada...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirada dalalka Sweden iyo Austria ee u...
Maxkamadda Sare ee Galmudug ayaa go’aan ay maanta soo saartay waxay sharci ka dhigtay dhamaan Xil ka qaadistii ka dhacday Cadaao ee...
Kulanka oo ay soo qaban qaabisay Fozzia Health Foundation oo ah , hay’ad Khayri ah ayaa kulan balaadhan ku qabatay magaalda Minneapolis...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay sharciga Isgaarsiinta ee dalka, kaasoo si rasmi ah u dhaqan galaya wixii manata ka...