WARARKA SOOMAALI

Daawo Dhalinyaro Shaqaaqo Kadhaxaysay Oo Qorigii Dhigay Gacmahana Isqabsaday Bulshadana Usheegay In Ay Nabad Qaateen{VIDEO}

Widhwidh Deganada Balicad Iyo Geedh-dheer Oo Dhamaan Katirsan Widhwidh Ayaa Waxaa Kataagnaa Shaqaaqooyin Laba Jifiyood Ah Kuwaasi Oo Sababay Dhimasho 2 Ruux Oo Ku Kaladhintay Balicad Iyo Geed-dheer
Dhalinyarada Labadaasi Jifiyood Ayaa Maanta Islaqaatay In Ay Qoriga Dhigaan Ayna Nabad Qaatan Muslimka Iyo Ergooyinka Arintood Kujirana Ay Kafarxiyaan

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Waxaana Ay Si Iskumida Isula Qateen In Ay Nabad Qaataan Gacmanaha Isqabsadaan Waxayna Sookaxaysteen Gaadbadan Kuwaasi Oo Ay Safar Kuyimaad Widhwidh Yagoona Uyimi Sidii Ay Uqaadi Lahaayeen 2 Eedaysane Oo Dil Dhawaan Kadhacay Geed-dheer Loohaystay
Dhamaan Dadkii Madashaasi Kahadlay Ayaa Kufaraxsanaa Arintan Yagoona Alle Kabaryey In Alle Sidaasi Howshan Kusoo Afjaro.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top