Soomaali qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa loo soo xiray weeraradii ka dhacay magaalada Edmonton, ee gobolka Alberta, halkaasi oo shan...
Qaar kamid ah Xubnaha Maamulka Khaatumo oo kulan balaadhan ku yeeshay magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ay wax laga xumaado ku tilmaameen Shaqaaqadii...
Haweenka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn ayaa kulan Balaadhan oo ay iskugu yimaadeen waxay Baaq nabadeed oo deg deg...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa soo bandhigay baaritaankii Saraakiisha Booliska ku hayeen dhacdadii Axadii la soo dhaafay...
Madaxweyne Ku Xigenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa beeniyay warar sheegayay in xildhibaanada baarlamaanka ay xilka ka qaadeen isaga iyo Gudoomiyihii Baarlamanka...
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Looga hadlay Guulihii iyo Waxqabadkii Xukuumadda Soomaaliya ee RW. Xasan Cali Khayre Hogaamiyo, Kuwaasi oo ayku...
Wararka Ka Imaanaya Degmada Ceegaag ayaa Ku soo Waramaya in Xaalada Deegaankaasi ay Haatan Degantahay Waxana Halkaasi Haatan Ku sugan Salaadiinta Buuhoodle...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xarigga ka jaray Saldhigga Milateri uu Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu...
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa inuu xarigga ka jaro Saldhigga Milateri ee Turkiga ka dhistay magaalada Muqdisho, kaasoo...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho Si balaadhan loogu soo dhoweeyay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha Guud ee Ciidanka Xoogga dalka Turkiga Hulusi Akar, waxaana...