Ka dib markii shalay uu ruux ku dhintay deegaanka Geed Dheer ee G/Sool ayaa waxa si weyn uga hadlay golaha deegaanka ee...
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Ahmed Ducaalle Xaaf ayaa Cadaado ku soo laabtay isagoo ka cawday xanibaad loogu sameeyey Hargaysa, wuxuuna ka hadlay...
Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug ayaa maanta shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Cadaado, iyagoo ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee soo kala...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres....
Dhacdo Xunuun badan ayaa xalay ka dhacday magaalada Hargeisa, Kadib markii uu Qoys ku gubtay Gurigooda, Iyadoona ay Halkaasi ku Nafwaayeen Afar...
Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa wuxuu sheegay inaysan...
Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleedyo ayaa ka socda deegaan lagu magacaabo Qurac-Gaashaan oo dhaca waqooyi bari Gobolka Mudug, iyadoo dad ku dhaawacmay...
Faysal Cali Waraabe ayaa Musharaxa Ku xigeenkiisa Wuxuu u magacaabay Axmad Cabdi Abyan oo kasoo jeeda deegaanada Khaatumo, Iyadoona uu meesha ka...
Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbadiisii shirka Qaramada si gaar ah codsi ugu diray beesha Caalamka Shabakadda Wararka ee...
Amiir Al Hussein Bin Abdullah II oo ah dhaxal sugaha dalka Jordan ayaa noqday mas’uulkiii ugu da’da yaraa taariikhda ee khudbad ka...