WARARKA SOOMAALI

Daawo- Golaha deegaanka ee Khaatumo oo ka hadlay dhacdadii Geed-Dheer iyo Waxgaradka Buhoodle oo u ambabaxay-Video.

Ka dib markii shalay uu ruux ku dhintay deegaanka Geed Dheer ee G/Sool ayaa waxa si weyn uga hadlay golaha deegaanka ee Khaatumo ee G/Cayn ayadoo halkaas uu ka hadlay gudoomiyaha golaha Nadiif Muusa Nuur iyo xubno kale, waxayna ku baaqeen in arinta la dejiyo. Sidoo kale shabakada Horufadhi ayaa xaqiijisay inaan magaalada Widhwidh wax shaqaaqo ahi ka dhicin balse meesha dhacdadu ka dhacday ay tahay deegaanka ama tuulada Geedheer oo 45km dhanka bari ka xigta Widhwidh, mana jirto xiisad ka taagan Widhwidh.

HALKAN KA DAAWO….

Golaha deegaanku waxay shegeen in odayaasha Buuhoodle ay u dhaqaaqeen dhanka Geedheer oo ku dhawaad 90km bari kaga beegan.

[email protected]

 

SOMALI NEWS

To Top