Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Somaliland Cismaan C/llaahi Saxardiid Cadaani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa digniin culus u diray Laanta Afka...
Dowladda Mareykanka ayaa ka dalbatay dowladda Itoobiya in ay baaritaan deg deg ah ay ku sameyso 55 qof oo la sheegay in...
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir uu ku sheegay in...
Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray Arrinta ku aadan mid kamid ah Culumada ku nool Magaalada Gaalkacyo oo dhawaaan soo...
shalay markii uu qaadka Laascaanood ka istaagay xaalku suu ahaa iyo boqolaal shacab ah oo iskugu soo baxay wadooyinka. HALKAN RIIX DAAWO...
Maamulka Galmudug ayaa amar ku bixiyey in lasoo qabto Nin ku Gefay Nebbiga NNKH kaasi oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee Xarunta...
Warbixintan waxa kaga bogan doontaa dhibaatada xoogan ee ka taagan dhulweynaha Soomaaliyeed iyo dedaalada ay waddaan gabdho is xilqaamay oo Soomaaliyeed kuwaasoo...
Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Ka Degtay Diyaarad Waday Qaadka Miirooga oo Ka soo Duushay Wadanka Kenya Waxaana Diyaaradaasi Qaaka...
Haweenay reer Jabuuti ah ayaa sheegtay in lagala degay gaadhi ay la socotay wakhti ay maraysay deegaanka Oromadda, taas oo soomaalinimo darteed...
Golaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo ayaa kulan ay iskugu yimadeen magaalada Buuhoodle waxaa ay xilka kaga qaadeen Xildhibaan ibrahim Cali Cilmi Mareykan oo...