HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY…..
Dr Cali Khaliif Galay Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ayaa Buuhoodle Kaga Qayb Galay Xaflad Balaadhan oo Lagu Shaacinayey Golaha Deegaanka ee Buuhoodle oo...
Mudaharaad Balaadhan oo maanta ay soo abaabuleen Barbaarta Gaashaaman iyo ganacsada iibinta Qaadka Miirooga ayaa ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa shalay booqday xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ee kala qeybiya magaalooyinka Beledxaawo iyo Mandheera. Axmed Madoobe ayaa waxaa...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Awaare oo shalay xilkan loo...
Shan carruur ah oo isku qoys ah ayaa maanta ku geeriyooday dab qabsaday gurigooda oo ku yaal magaalada Kismaayo, iyadoo dhacdadan ay...
Madaxweynihii xilka laga qaaday ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa qaadacay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Jowhar, isagoo ku tilmaamay...
War goor dhow na soo gaadhay ayaa sheegaya in Taliyihii Nabadsugida degmada Kaxda Maxamuud Xasan Macalin C/raxmaan oo ku magac dheer Qooley...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka, waxana...
Magaalada Hargeysa waxaa maanta Mudahaarado balaadhan oo rabshada wata ka dhigay Boqolaal arday oo ka cadhaysan natiijada Imtixaanka Dugsiyadda Somaliland oo ay...