Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo duulista hawada ee Dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar oo ay ka mid yihiin...
Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland ayaa Duleedka Gabilay ee Galbeedka Hargeisa waxay ku dileen Laba Nin oo Oromo ah, Waxaana la sheegay...
Jaaliyadda Khaatumo ee dalka Ingiriiska ayaa soo dhowayn u sameeyay Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo Maxamuud Cabdullahi Caananuug oo soo gaadhay magaalada London....
HALKAN KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYEY…..
Muuse Garaad Abdullaahi Garaad Soofe ayaa beeniyey warar la sheegay in laga faafiyey, wuxuuna sheegay inuusan raacsaneyn wada hadalada Khaatumo iyo Somaliland,...
Dibad baxayaal taageersanaa Xukuumadda oo maanta isugu soo baxay waddooyin ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa rasaas lagu kala eryay, kaddib markii ay...
Waxaa Dalka Turkiga lagu soo gabagabeeyay Wada hadalo u dhaxeeyay Wakiilo kala matalaayay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland. Kulamadaan oo mudo...
In ka badan toban 20 oo Soomaali ah ayaa lagu dilay magaalooyinka qoomiyadda Oromadda, gaar ahaan magaaladda Hawaday oo ah magaalooyinka Jaadka...
Wasiirru Dawlihii Madaxtooyada ee Xirirka Gobolada Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan oo uu Xilkii Ka qaaday Madaxweyne ku Xigenka Puntland ayaan Ka...
Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Camey ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee xiriirka Gobolada Puntland Bashiir C/raxmaan Xaaji...