WARARKA SOOMAALI

Daawo- Muuse Garaad Abdullaahi Garaad Soofe oo beeniyey warar laga Faafiyey oo Been abuura-Video.

Muuse Garaad Abdullaahi Garaad Soofe ayaa beeniyey warar la sheegay in laga faafiyey, wuxuuna sheegay inuusan raacsaneyn wada hadalada Khaatumo iyo Somaliland, shaqana uusan ku lahayn, wuxuuna sheegay inuusan kolba ka hor’imaan qaabka Saldanadda reerka oo uu sheegay in loo doortay Garaad Abdirisaaq Garaad Soofe.

HALKAN KA DAAWO….

Wuxuuna sheegay inuusan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya isaga iyo adeerkiis. Wuxuu ku baaqay midnimo iyo in la joojiyo siyaasadaha dhinac walba ka soconaya oo looga goleeyahay burbur iyo liicitaan dadka reer Khaatumo ah.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top