WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xubno ka kala socda Maamulka Somaliland iyo Dowladda dhexe oo Turkiga ku kulmay,Maxay ka wada hadleen-Video

Waxaa Dalka Turkiga lagu soo gabagabeeyay Wada hadalo u dhaxeeyay Wakiilo kala matalaayay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.

Kulamadaan oo mudo tira ka dhowr  jeer ka qabsoomay Turkiga ayaan ilaa iyo hada wax natiijo ah ka soo bixin, iyada oo Soomaaliland ay weli ku adkeysaneyso in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Aqoonyahan Xuseen Cabdullaahi Bulxan oo metalyay Maamulka Soomaliland ayaa sheegay in ay jiraan qodobo ay isku afgarteen dhinaca Soomaaliya.

Waxa uu rajo wanaagsan ka muujiyay in ay guulo ku soo dhamaanayaan kulamada kale oo ay labada dhinac yeelan doonaan

SOMALI NEWS

To Top