WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi:Aromo Soomaali badan ku xasuuqay Dalka Itoobiya iyo Dhimashada oo gaadhay 32-Qof falal naxdin leh-Video

In ka badan toban 20 oo Soomaali ah ayaa lagu dilay magaalooyinka qoomiyadda Oromadda, gaar ahaan magaaladda Hawaday oo ah magaalooyinka Jaadka laga soo raro ee dalka Itoobiya.

Soomaalidan la dilay ayaa u badan dad ganacsato iskugu jiray kuwo Jaadka ka ganacsada iyo kuwo xoolaha ka ganacsada kuwaas oo qaarkood ku noolaayeen deegaanadda Qoomiyadda Oromadda.

Arintan ayaan ka Dambaysay khilaaf deegaan oo u dhexeeya Soomaalidda iyo Qoomiyadda Oromadda, kuwaas oo keentay in Soomaaliddii ka dhex shaqaysanayey ay laayaan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Gobolada Waqooyi ee dalka ayaa saakay laga dareemay qaad la’aan soo waajahday ka dib markii soomaalidii u joogtay deegaanadii Qaadka laga soo qaadayey la laayay,isla markaana Oromadii jaadka beeraysay ku kacday soomaalidda, taas ayaa keentay in wax jaad ah laga keeno Itoobiya.

SOMALI NEWS

To Top