WARARKA SOOMAALI

Daawo;Oromo xalay lagu laayay Duleedka Gabiley iyo Maamulka Somaliland oo si adag uga hadlay-Video

Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland ayaa Duleedka Gabilay ee Galbeedka Hargeisa waxay ku dileen Laba Nin oo Oromo ah, Waxaana la sheegay inay la socdeen Gaadhi ay ku Tahriibayeen.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wasaarada arimaha Gudaha ee maamulka Somaliland oo ka hadashay dhacdadan ayaa Xaqiijisay in la dilay Labadaasi Nin, waxaana arintan kusoo beegan tay Xili uu dagaal ka dhex Bilowday Soomaalida iyo Oromada kaasi oo dad badan ay ku dhinteen, Waxaana sidoo kale Shacabka loogu baaqay inaysan dilin Oromada ku sugan Qaybo kamid ah Dalka.

SOMALI NEWS

To Top