WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Khaatumo oo lagu soo dhaweeyay London kadib markii lagu doortay Buuhoodle-Video

Jaaliyadda  Khaatumo ee dalka Ingiriiska ayaa soo dhowayn u sameeyay Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo Maxamuud Cabdullahi Caananuug oo soo gaadhay magaalada London.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waxaa Halkaasi laga soo jeediyey Khudbado kala duwan iyo Suugaan Taageero loogu muujinayo,  Madaxwayne ku xigeenka ayaa la filayaa inuu Kulamo kala la qaato Jaaliyadda dalkaasi ku dhaqan, islamarkaana uu ka Warbixiyo Xaalada deegaanka ka jirta.

SOMALI NEWS

To Top