WARARKA SOOMAALI

Daawo:Haweenka ku dhaqan Buuhoodle oo baaq nabadeed ka soo saaray Shaqaaqadii Deegaanka Ceegaag-Video

Haweenka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn ayaa kulan Balaadhan oo ay iskugu yimaadeen waxay Baaq nabadeed oo deg deg ah kasoo saareen Shaqaaqadii dhawaan ka dhacday deegaanka Ceegaag.waxaana ay labada dhinac ugu baqeen in ay ka shaqeeyaan nabad galyada isla markaana howsha lagu dhameeyo wada xaajood.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top