WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Maamulka Khaatumo oo si adag uga hadlay Shaqaaqadii Deegaanka Ceegaag iyo fariinta ay direen-Video

Qaar kamid ah Xubnaha Maamulka Khaatumo oo kulan balaadhan ku yeeshay magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ay wax laga xumaado ku tilmaameen Shaqaaqadii dhawaan ka dhacday deegaanka Ceegaag ee Gobalka Cayn waxaana ay ugu baqeen waxgaradka iyo labada beeloodba in arrintaas nabad galyo iyo xaajo lagu dhameeyo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top