WARARKA SOOMAALI

Daawo: Dawladda Soomaaliya oo wax qabadkeedii bishii Dhamaatay soo bandhigtay-Video.

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Looga hadlay Guulihii iyo Waxqabadkii Xukuumadda Soomaaliya ee RW. Xasan Cali Khayre Hogaamiyo, Kuwaasi oo ayku Talaabsatay Bisha hada dhamaatay ee SEPTEMBER.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

R/wasaare Khayre ayaa Balan qaaday inay Dawladdu Hor marin doonto Afka iyo Dhaqanka,  Xukuumadda Soomaaliya oo ku guulaystay in mudo 27-sano kadib ah Muqdisho lagu qabto Ciyaarta Kubadda Cagta Xili Habayn ah,  Xukuumada ayaa hirgelisay Xafiiska Cabashooyinta iyo La Talinta Sharciga.

27-sano kadib waxaa dib loo Bilaabay Duulimaadyada Habaynkii Garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, R/wasaare Khayre wuxuu xadhiga ka jaray Xarunta tababarka Ciidanka Taasi oo Dawladda Turkigu ay ka hirgelisay Soomaaliya.

Horufadhi Media

SOMALI NEWS

To Top