WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Ra’iisul wasaare Somalia Xasan Cali Khayre oo Khudbad Dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Shirka Golaha Qaramadda Midoobay,Xaaladda Somalia-Video

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre hada Khudbad Toos ah wuxuu ka Jeedinayaa Shirka Qaramada Midoobay ee ka socda Magaalada Ney York ee dalka Maraykanka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

R/wasaare Xasan Khayre ayaa siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya, Waxyaabaha u Qabsoomay Dawladda ee ka midyihiin Dawlad wanaaga iyo La dagaalanka Musuqmaasuqa, Waxyaabaha u Qorshaysan, iyo Arimo badan oo Muhiim ah.

Khudbada Raysal wasaare Khayre ayaa ahayd mid siwayn loo wada sugayey oo loogu Dhegtaagayey.

SOMALI NEWS

To Top