WARARKA SOOMAALI

Daawo:Culimada Gobalka Cayn oo Deegaanka Goljano ka sameeyay arrin ku dayasho mudan iyo baaq ay u jeediyeen walalaha Muxsiniinta ah-Video

Culimada gobolka Cayn ayaa deegaanka Goljano ka bilaabay hirgelinta Machad lagu baranayo culuunta shareecadda Islaamka iyo maadiga. dhanka kale odayaasha iyo waxgaradka deegaanka Goljano ayaa ku baaqay in lagala qayb qaato dhismaha Machadkan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top