Home » February 27th, 2018 Entries posted on “February, 2018”

Tacsi ku socota Qoyskii Marxuum Maxamuud Ciise Cabdi oo Columbus ku geeriyoodey.

  Magaalada Columbue ee Ohio waxa ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Cise Cabdi. INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN. Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa dhamaan Reer Cisse Cabdi, sigarr ana ubadkiisa, ee jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa. Waxaan Illahay uga baryeynaa qoyska, ehelada, iyo asxabta inuu Samir iyo Imaan ka siyo marxuum Maxamood Cisse oo ku […]

February 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Dagaal xooggan oo maanta ka dhacay Duleedka Degmadda Baardheer iyo Ciidamadda Dowladda Somaliya oo

Dagaal xoogan ayaa saaka aroornimadii hore ka qarxay duleedka dagmada baardheer ee gobolka gedo kaasoo u dhaxeeya ururka al shabaab iyo ciidamada dowlada oo garab ka helaya kuwa kenya ee howlgalka amisom qeybta ka ah. Dagaalkan ayaa soo gaaray ilaa barqanimadii maanta waxana ciidamada dowlada ay kula wareegeen deegaanka Fax-Fax-Dhuun ee gobolkaasi gedo,waxana sidoo kale […]

February 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Baashe Cali Jamac oo weerar ku qaaday Muuse Biixi“Muuse Biixi dagaal ayuu Doortay “Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland-Video

Baashe Cali Jaamac oo Horey uga soo noqday Wasiirka Biyahah Maamulka Somaliland, oo Warbaahinta maanta kula hadlay Hargeisa ayaa Weerar ku Qaaday Muuse Biixi iyo Xukuumadiisa, Wuxuuna  ka hadlay arimo kala duwan. HALKAN KA DAAWO VIDEO “Wadahadalkii Khaatumo iyo Kuwii ka horeeyay Muhiim ayay Ahaayeen, Balse  Sida ka muuqata Xukuumadda Cusub  waa mid ka maarantay Heshiiskii […]

February 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:- Waa Fariin ku socota guud ahaan Bulshadda Soomaaliyeed fadlan soo caawi Carruurtii Marxuum Jaamac Maxamuud (Carwo Qudhaab-Video

Walalayaal waa muuqaal kooban oo hor udhac u ah Barnaamijyo aan dooneyno inaan ku taageerno Carruurtii uu ka baxay Alle ha unaxariistee walalkeeni inagu wadda qaaliga ahaa Jaamac Maxamuud Maxamed (Carwo Qudhaab) CODSI: Faafi walaal Fadlan kuna soo taageer waxaad u awoodo Carruurta adiga oo ugu soo Hagaajinaya. Telefanadda:- Telesom : 252 0634975225 Hormuud : […]

February 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Maxaabiis tiro badan oo Maamulka Puntland Al-shabaab ka qabtay oo ka baxsatay Guri ku yaalla Garoowe iyo sida wax u dhaceen-Akhriso

Ugu yaraan 13 ka tirsanaa dagaalyahanadii Al-Shabaab ee lagu qabtey degaanada Suuj, Garmaal iyo Garacad ee xeebaha Puntland ayaa la sheegay iney ka baxsadeen xabsi guri ku yaala magaalada Garoowe oo muddo dheer dhaqan celin ahaan loogu hayey. Dhalinyaradan ayaa la sheegay inay ahaayeen caruur xiliga la qabanayey dagaal kula jiray Puntland, kuwaasoo sharcigu uu […]

February 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Tabeelle wadooyinka Muqdisho lagu dhajiyey oo si ba,an baraha Bulshada loogu dhaliilay iyo sababta-Sawiro

Dad badan oo kunool magaalada Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan u arkay tabeelayaal lagu xayeesiinayo sidii jaadka looga joojin lahaa magaalada Muqdisho, waxaana tabeelayaashan ku sawiran nin jaad ruugaya. Dadka qaarkood ayaa si weyn u dhaliilay sawirka boorka xayeesiinta loo adeegsaday oo lagu tilmaamay mid u muuqda in lagu xayeesiinayo cunista jaadka marka laga reebo […]

February 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Boorame Siyaasi runta u sheegay xubnaha Maamulka Somaliland ku matelaya wada hadalka Dowladda Somalia-Video

Gudoomiye ku xigeenka Abiibakar Xuseen Miicaad (Shiine Dheere) Ayaa Sheegay In Wada hadalada Soomaliland iyo  Dowladda Soomaaliya ayna beel kaliya u matali karin dhanka soomaaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO

February 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Ra,iisul Wasaaraha Soomaaliya oo imaaraadka socdaal ku jooga iyo Madaxda waddankaas oo uu la kulmay qaar kamid ah

Xasan Cali kheyre Raysul waasaaraha xukuumada fedraalka soomaaliya oo maalintii shalay ahayd u bixitimay dalka imaaraadka carabta ayaa halkaasi kulamo muhiim ah kula leh madaxda dalka imaaraadka carabta. Kheyre oo ka dagtay madaar ku yaala magaalada Abu Dubia ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey,waxana socdaalkiisa ku wehlinaya Wasiirka Arrimaha Dibadda H.E. Axmed Ciise […]

February 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Safiirka Dalka Turkiga ee Soomaaliya oo booqday Kismaayo kadibna Gobweyn lasoo tusay iyo wuxuu kusoo arkay-Video

Wafdi ka socda Turkiga oo uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar ayaa gaaray magaalada Kismaayo, halkaasoo kulamo kula qaateen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo xubno ka tirsan maamulkiisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxay Booqasho ku tageen Dekedda magaalada Kismaayo iyo Deegaanka Goobwayn oo ah Halka ay isaga Darsamaan  Biyaha Webiga iyo Badda […]

February 27th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Saldhigii Berbera ee Imaaraadku dhisanayey oo la joojiyey wax badan ka ogow sababta-Akhriso

Sida ay baahisay idaacada Kulmiye waxaa la hakiyay dhismaha saldhig milateri oo dowlada Imaaraatka carabtu ka waday garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera. Qaar ka mida shaqaalaha madaarkaasi dhismaha ka waday oo ka gaabsaday inay magacyadooda sheegaan arimo amni dartii ayaa sheegay in Axadii shalay maayirka magaalada Berbera ku wargaliyay in shaqada la joojiyo islamarkaana ilaa […]

February 26th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...