WARARKA SOOMAALI

Tacsi ku socota Qoyskii Marxuum Maxamuud Ciise Cabdi oo Columbus ku geeriyoodey.

 

Magaalada Columbue ee Ohio waxa ku geeriyooday Marxuum Maxamuud Cise Cabdi.

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN.

Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa dhamaan Reer Cisse Cabdi, sigarr ana ubadkiisa, ee jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa. Waxaan Illahay uga baryeynaa qoyska, ehelada, iyo asxabta inuu Samir iyo Imaan ka siyo marxuum Maxamood Cisse oo ku geeriyooday magaalada Columbus ee Maraykanka (malintii taariikhdu ahayd 23/2/18).

Marxuumka Waxaan Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Qabriga U Wasiciyo, una denbi dhaafo oo u Janatul Fardowsana albaabadeeda u furo.  Amiiin.

Bahda warbaahinta HM waxay tacsi u direysaa dhamaan qoyska reer Ciise Cabdi meelkastooy dunida ka joogaan, gaar ahaan Dr Ali Ciise Abdi oo Marxuumku walaalkii ahaa.

Horufadhi media.

SOMALI NEWS

To Top